WAXQABADKA MADJEY
- 1. Wax barista iyo barbaarinta agoonta
- 2. Xoojinta xoogasatada
- 3. Wax ka qabashada xaaladaha deg dega ah oo ku saabsan bini aadannimada
- 4. Gacan qabashada danyarta
- 5. Tayeenta iskuulada si loo helo tayo waxbarasho
- 6. Ka shaqeynta Mideenta iyo Midnimada
- 7. Is dhexgalka bulshada Diinta, Isirka iyo dhaqanka wadaagaan
- 8. Xoojinta dadnimada iyo dareen ku abuurista dadkeena
Fadlan ka qeyb qaado barnaamijyada MADEJ oo ku anfici doono aduun iyo aakhiro. Nala soo xiriir ama Donate.