Af Soomaali


Khiyaas markii ay kula soo gudboonaato adigoo ilmo ama dhallinyar ah in ay kaa maqan yihiin jaceylka waalidkaaga, badankeenu ma khiyaasi karno, hayeeshe waa nasiib daro dhab ah oo haysato agoon badan oo ku nool Soomaaliya taas oo sabab u ah dagaaladii sokeeye ee dhiiga badan ku daatay iyo waliba dagaalka, dilalka iyo qaraxyada joogtada ah oo mar waliba dalkeenu ka dhaca.

Ilmaha agoonta waxay u nugul yihiin dhibaato iyo gaajo, taaso ka mid ah in ay heli waayaan waxbarasho. Waxaynu og nahay in waxbarashada wanaagasan ay tahay awood. Ilmo walba meeshuu rabo haka yimaado ama dhaqaalahooda ha yaraade, waxay xaq u leeyihiin oo laga maarmaan ah in ay helaan goob ay wax ku bartaan xilliga ay soo kobcayaan.

Hadafkeenu waa in aan helno dad kafaala qaada 75 caruur oo agoon ah, kuwaasoo waxbarasho la'aan haysato. Bishii cunug waliba waxa aad ku kafaala qaadi karta $25 oo kaliya.
Fadlan, maanta nagu caawi in aan gaarno hadafkaas.

Riix Donate ee halka hoose oo sadaqeyso inta aad awoodid, haddi habkaasi kugu adag yahay waxaad u diri karta hababka kale ee Soomaali iyo Caalamka oo dhan:

  • Wadajir ayaan ku xoog badan nahay

    Write your caption here
    Button
  • Wadajir ayaan ku xoog badan nahay

    Write your caption here
    Button
  • Wadajir ayaan ku xoog badan nahay


    Button
  • Wadajir ayaan ku xoog badan nahay

    Write your caption here
    Button
  • Wadajir ayaan ku xoog badan nahay

    Write your caption here
    Button
Share by: